DHAGEYSO: Wareysi ku saabsan dhalinyarada tahriibeysa

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay war ka soo saartay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka tahriibeysa dalka, waxaana dowladda Soomaaliya ay amartay in la bur buriyo shabakadaha tahriibka ka shaqeeya.

Dhalinyarada Soomaaliyeed oo aan horey ula hadalnay ayaa waxa ay dhaliil ujeediyeen dowladda Soomaaliya, iyagoo ku eedeeyay in aysan shaqo abuur usameyn dhalinyarada.

Jawaabta ay bixisay ma tahay jawaabtii ay dhalinyarada Soomaaliyeed ka sugayeen dowladda Soomaaliya.

Aqoonyahan Cumar Nuur Cali ayaan weydiinay su’aashaas iyo kuwa kale.