DHAGEYSO:-Hay’adihii samafalka oo isaga cararay degmada Diinsoor & Maamulka degmada oo ka hadlay

Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Cusmaan Macalin Cabdi ayaa sheegay in saameyn xoogan uu ku yeeshay dagaalkii u dahxeeyay labada maleeshiyo Beeleed ee dhawaan ka dhacay degmadas.

Guddoomiyaha oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka degmada ayaa sheegay in Hay’adihii samafalka ay isaga baxeen degmada Diinsoor sababo la xiriira dagaalkii ka dhacay, isaga oo ku baaqay in loo soo gurmado dadka uu saameeyay dagaalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha degmada Diinsoor