Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.
WARARKII UGU DANBEEYAY
Loolan xooggan oo loogu jiro kuraasta Golaha Wasiirrada cusub ee Galmudug
Loolanka loogu jiro xubnaha Golaha Wasiirrada cusub ee maamulka Galmudug ayaa si weyn uga...
Xubnaha Lafta gareen taageersan oo garab istaagay Ugaaska Xawaadle iyo go’aankii Maxkamadda Sare
Xubno siyaasadeed oo taabacsan hoggaamiyihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa...
Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeysay inuu kala dirayo umadda Soomaaliyeed
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Jubbaland, Maxamed Sayid Aadan, ayaa eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya...
Ammaanka Jowhar oo si weyn loo adkeeyay, Xasan Sheekh iyo Xamza oo maanta gaaraya.
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa maanta laga dareemayaa dhaq-dhaqaaqyo amni oo xooggan,...
KGS oo sheegtay in AS badan lagu dilay dagaallo ka dhacay Leego.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo culus oo dhowr jeer ka dhacay tuulooyin...
Eisenkot oo loo igmaday dhismaha dowlad beddesha Netanyahu
Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa Sabtidii u xushay Gadi Eisenkot, oo ah siyaasiga sida...
52 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Itoobiya
Maamulka gobolka Benishangul-Gumuz ee galbeedka Itoobiya ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay weerar ku...
Markab miino kula qaraxday Marinka Hormuz
Wakaaladda wararka Fars, oo soo xiganaysa ciidamada badda Iiraan, ayaa sheegtay in markab shidaal...
WAREYSIYADA RISAALA TV

"Xasan balantii waa noogu baxay, Mursadow dagaal u diyaar garooba"
01:53

Afrax oo xabsi guri ku ah B/weyne, Jowhar oo lagu qulqulayo&Lafta gareen oo la saftay Ugaas Yuusuf
11:22

"Xasan Sheekh ayaa kala diray dadka, Xasan waqtiisa waa dhacay, ciidanka Xawaadle
03:36

Ciidan ka tirsan Milatariga oo ku sugnaa Xerada Lama galaay oo ku biiray garabka Ugaas Yuusuf
00:40

Ciidankii ugu badnaa oo la wareegay amniga Guriga Yuusuf iyo xiisad kacsan
11:37

"Ciidankan waxay ka soo jawaabeen dalabka Ugaas Yuusuf"
02:06

Afar caqabadood oo isbiirsaday uu wajahayo MW Xasan Sheekh iyo kulamo aan caadi ahayn ka socda
05:26

Mucaaradka oo isku dhiibay Xasan Sh, Ciidan la geeyay Baraawe, iyo Madoobe oo diiday inuu
10:22

Macawiisleyda oo la siiyay waaran soo qabasho ah xubnaha Hirshabelle ee ku sugan Hiiraan
13:59

"Dalku waa beylah la iska soo galo 24-ka saac, Mooyaale mustaqbalka jiilka dambe ayey saameyn
13:29

“Jabhad ma nihin, Argagixisana heshiis lama nihin, ee waxan nahay dad xaqooda raadsanayo"
02:55

DFS oo qaaday tallaabo sii hurin karta khilaafka kala dhexeeya mucaaradka
01:56

Saraakiil ciidan oo xabsiga la dhigay, Deni oo qorsho u dejiyay Xasan Sheekh iyo xog xasaasi ah
09:11

Uganda oo ciidamo badan kala baxday Soomaaliya
01:51

Khilaaf xooggan oo ka dhashay magacaabista maamulka degmada Beledxaawo, maxay tahay sababta?.
02:18
RISAALA TV

“Caasimadda Hirshabeelle reer Hiiraan ayaa loo soo raray. Aniga wixii aad iga rabtaan
10:24

"Saaka duulaan qaawan ayaa lagu soo qaaday Warlaliska, dhimasho seddex ayay maraysaa.............."
02:19

"Xasan balantii waa noogu baxay, Mursadow dagaal u diyaar garooba"
01:53

Afrax oo xabsi guri ku ah B/weyne, Jowhar oo lagu qulqulayo&Lafta gareen oo la saftay Ugaas Yuusuf
11:22

Ammaanka Jowhar oo si weyn loo adkeeyay, Xasan Sheekh iyo Xamza oo maanta gaaraya magaalada,
02:06

"Kuwa Xamar Joogga waxay u socdaan inay kala qeybiyaan dadka Jubbaland,
05:15

"Madaxweynoow Ciyaalka aad soo direyso jooji, manihin dad awood lagu muquuni karo,
12:49

TOOS:-Mucaaradka oo war Soo saaray xiisada dagaal ee ka taagan Beledweyne.
31:31

Ciidanka la wareegay amniga Ugaas Yuusuf, Cabsi dagaal iyo duulaanka DF
16:50

"Xasan Sheekh ayaa kala diray dadka, Xasan waqtiisa waa dhacay, ciidanka Xawaadle
03:36

Ciidan ka tirsan Milatariga oo ku sugnaa Xerada Lama galaay oo ku biiray garabka Ugaas Yuusuf
00:40

"Wixii garoonka diyaaradaha ka soo dego waan gubaynaa" Askarta NISA ee u goostay Ugaaskooda
01:00

Ciidankii ugu badnaa oo la wareegay amniga Guriga Yuusuf iyo xiisad kacsan
11:37

"Ciidankan waxay ka soo jawaabeen dalabka Ugaas Yuusuf"
02:06

Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeysay inuu Soomaaliya geliyey xaalad siyaasadeed
01:59
“Muqdisho ammaan kuma haysto”Baashe Yuusuf oo ka hadlay xil ka qaadistiisa
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa mar kale ka...
Qareenka Shariif Sheekh Axmed oo sharci-darro ku tilmaamay warqadda Garyaqaanka Guud
Garyaqaan Sakariye Ismaaciil Nuur, oo ah qareenka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed,...
Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu weerar ku hayo shacabka Beledweyne.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda...
Ciidamo hor leh oo gaaray guriga Ugaas Yuusuf, kana hor yimid duullaanka Beledweyne.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan hay'adda Nabad Sugidda...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kulan la yeeshay ciidamo cusub oo ku biiraya CXDS
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaliid), ayaa...
Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeysay inuu dalka geliyey xaalad cakiran.
Maamulka Jubbaland ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu Soomaaliya geliyey xaalad siyaasadeed...
Wararkii ugu dambeeyay waa sidee saaka xaalada Beledweyne?.
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka laga dareemayaa xiisad amni oo sii...
Qatar oo sheegtay in xiisadda gobolka aan laga tagi karin iyadoo aan xal loo helin
Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, Sheekh Maxamed bin Cabdiraxmaan Al Thani, ayaa...
Ugaaska Xawaadle oo ciidanka dowladda ee beeshiisa ugu yeeray Beledweyne
Ugaaska Guud ee beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, ayaa...
Trump oo u hanjabay Iran.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Washington ay labada toddobaad ee soo socda...
Unlocking Value: A Deep Dive into Online Casino Bonuses
Unlocking Value: A Deep Dive into Online Casino BonusesOnline casinos have exploded in popularity...
MW Xasan Sheekh “Qof siyaasad u xiran maanta ma jiro, qofkii dacwad qaba waxaa inoo jira garsoor”
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay khudbad uu ka jeediyay magaalada Dhuusamareeb kaga...
Uganda oo ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya, Gaza-na u weecinaysa
Taliyaha guud ee ciidamada Uganda (UPDF), Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in dalkiisu mudnaanta...
Mareykanka iyo Ciraaq oo ka wada hadlay dejinta xiisadaha ka taagan gobolka.
Danjiraha Mareykanka u fadhiya Turkiga, ahna ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan...
Iiraan oo ka digtay saameynta dhaqaale ee dagaal cusub oo ay la gasho Mareykanka iyo Israa’iil
Mas’uulka ugu sarreeya hay’adda Difaaca Dadban ee Iiraan, Jeneraal Gholamreza Jalali, ayaa ku baaqay...
Guddoomiyihii maxkamdda sare ee dalka oo qaadacay xil ka qaadistii lagu sameeyay.
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa diiday xilka qaadistii...
MW Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb, halkaas oo ay ku sugan yihiin mucaaradkiisa.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Baraawe kula hadlay ciidamada la wareegay amniga magaalada.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa duleedka magaalada Baraawe...
NEWS IN ENGLISH
Somalia and the ‘Bilateralisation’ of the War Against Al-Shabaab and ISIS
Somalia’s campaign against Al-Shabaab is increasingly characterised by bilateral troop deployments, Somali-led ground operations...
Airstrikes target locations where Al-shabaab members were present
Reports from various sources indicate that a series of airstrikes took place last night...
Journalist Survives Assassination Attempt in Mogadishu
Mogadishu, September 2, 2026: – Somali journalist Nimco Muhudiin Mohamed (Cardoofe), a reporter with...
Five Mandera herders abducted by al-Shabaab freed after elders intervene
Five herders abducted by suspected al-Shabaab militants near the Kenya-Somalia border have been released...
At least one dead after car crashes into crowd in northern France
At least one person has been killed and 10 people injured after a car...
CIYAARAHA
What musical visual effects highlight win cascades on the SpinFever slot floor?
Equalizer sound bars bounce dynamically around the reel frame, triggering disco lights https://www.wikidot.com/user:info/priscilla-ramsey and rhythmic audio beats on big wins.
How can players filter high-volatility games in the neon synthwave lobby on Uptown Pokies?
A quick category selector isolates games marked with high volatility tags, helping https://www.hotfrog.com.au/company/ATW9HjXdfZ2pK47ydqemeg/uptown-pokies/perth/casinos-gambling players locate big jackpot potential titles.
How are daily slot race leaderboards calculated for active tournament participants on Woo Casino?
Every winning spin awards points proportional to the payout multiplier, ensuring fair https://pinshape.com/users/9053496-woocasino_au competition across all stake sizes.


