Daawo Sawirada Ciidamada dowladda oo qabtay gaari Qarax siday

Ciidamadda nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa qabtay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey iyo tiro dad ah kuwaasoo lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab.

 

Ciidamada Ammaanka gaar ahaan kuwa NISA ayaa ku qabtay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir  gaar haan xaafada ciise Cabdi waxayna  sheegeeen in ay baaritaan ku hayaan gaariga la qabtay iyo dadkii la soo qabtay, saraakiisha NISA ayaa sheegay in uu gaarigu siday Hub iyo waxyaabaha Qarxa.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waday maalmihii l asoo dhaafay howlgal xoogan oo lagu xaqiijinayey amniga Muqdisho.

4 3 2 1