Shir Dowladda iyo maamul Goboleedyada uga furmay kismaayo

Wasaaradda arimaha gudaha dowladda Soomaaliya ayaa shir ugu furmay xubno  kasocda wasaasiirada arimaha gudaha maamulada puntland, jubland, Galmudug iyo Koofur Galbeed  Xubno Matalaya Gobalada Hiiraan,Sh.Dhexe iyo Banaadir oo aan wali laga hirgalin Nidaamka Federaalka ayaa ka furmay magaalada kismayo ee xarunta gobolka jubbada hoose,

 

Shirkii ayaa waxa hogaamin doonaan wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha dowlada Cabdirashiid Xidig waxaana diirada lagu saari doonaan wada shaqeynta wasaaradaha maamulada iyo qobodo kale

 Kulankan  kii ka horeeyay waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo uu soconaya mudo ka badan Sadex Cisho  waxaana ka qebgalay xubno ka socday maamul goboleedyada.