AKHRISO: Puntland oo War kasoo saartay Qaraxii Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Murugo iyo tiiraanyo ku tilmaamay Qaraxii xoogganaa ee shalay ka dhacay Muqdisho.