SAWIRRO: Dadka ka barakacay dagaalka Gaalkacyo

Gaalkacyo-RisaalaFM- Dagaalka magaaladaGaalkacyo ka socda tan iyo 7-dii Oktobar waxaa ku barakacay sida Qaramada Midoobay ay sheegtay dad ka badan 65 kun qof, oo ay ku jiraan dadkii ku noolaa xeryaha dadka ka barakacay dagaaladii sokeeye ee dalka.

1q 2q 3q 4q 5q 3q