Madaxweynaha dowladgoboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. C/weli Gaas ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku tahriibayay badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga, kaddib markii ay degeen doonyihii ay saarnaayeen.
Hoos ka Akhriso War saxaafadeedka



