Madaxweynaha oo xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Doorashooyinka 2016

 Muqdisho-RisaalaFM- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka.

Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa lix ka mid ah ay yihiin haween.

Magacyada xubnaha ka mid noqonayaa guddigan ayaa kala ah:

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa
  2. Maxamed Jaamac Mursal
  3. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
  4. Sahra Maxamed Cali Samatar
  5. Maxamed Cabdi Xayir
  6. Saalax Axmed Jaamac
  7. Maxamed Keynaan
  8. Nafiisa Geedi Santuur
  9. Cabdiraxmaan Xabashow
  10. Baarliin Cadami
  11. Cabdiweli Xersi Cabdulle
  12. Saadiq Abshir Garaad
  13. Aadam Ibraahim Aw Xersi
  14. Cabdicasiis Sheekh Xuseen
  15. Cabdiraxmaan Aadan Sate
  16. Maxamed Cabdi Nuur
  17. Xuseen Qaasim Yuusuf
  18. Cabdullaahi Salaad Yaroow
  19. Axmed Maxamed Saciid
  20. Fardowsa Maxamed Ducaale
  21. Aamina Cabdullaahi Dheerow
  22. Raaxo Maxamed Janaqow

Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan, jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.