Guddiga maamul dhisidda Galmudug ee dowladda oo War cusub soo saaray

Guddiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa ka war bixiyay shaqooyinka u qabsoomay iyo qorshahooda Galmudug loo dhanyahay iyaga oo  baaq u diray bulshada Galmudug sidii ay u caawin lahaayeen dadka ay fatahaadaaha saameeyeen.