Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ku sii qul qulaya wufuud heer caalami ah oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo xubno kale.
Wafdigan ayaa la sheegay in ay ka qeyb galayaanXaflada caleema saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo lagu wado in maalinta berri ay dhacdo.
Maxamed Xasan Ibraahim oo ka mid ah xubin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaan wax ka weydiinay wafdiga ku sii qul qulaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.


