DHAGEYSO: Sidee u arkaan Shacabka 2-sano ka dib doorashaddii Madaxweyne Farmaajo?

Labo Sano ayaa loogaa xilligii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana siyaabo kala duwan uga hadlay qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.

Idaacadda Risaala ayaa weydisay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho sidda ay u arkaan 2 sano ka dib maamulka Madaxweyne Farmaajo uu hoggaamiyo.