DHAGEYSO: Shirarkii Kismaayo oo la soo gaba gabeeyay

Maalmahan waxaa magaalada Kismaayo ka socday shirar la doonayay in la isugu keeno masuuliyiinta maamulka Jubbaland iyo waliba xubno siyaasiin ah oo ka soo jeeda gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Hadaba si aan waxbadan kaga ogaano heshiiskii shalay lagu gaaray magaalada Kismaayo iyo shirarkii halkaa lagu soo gaba gabeeyay waxaan qadka telefoonka kula xiriirnay xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.