Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxa ay howlgallo ka dhan ah ururka A-shabaab ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.
Gaashaanle Dhexe Buhaad Maxamuud Macalin Cumar oo ka tirsan saraakiisha dowladda oo Idaacadda Risaala la hadlay ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo ka dhan ah ururka Al-shabaab loogana saarayo guud ahaan gobolka Gedo.
Waxa uu sheegay Gaashaanlaha in ay xaq tahay in lala dagaalamo ururka Al-shabaab.


