DHAGEYSO: Ehelada dadkii badda ku dhintay oo hadlay

Qaar ka mid ah Ehelada dadkii ku dhintay badda ayaa ka hadlay geerida Naxdinta leh ee ku timid , waxayna sheegay in ay dhinteen dhalinyaradaas.

Ehelada ayaa sheegay in ay aqoonsadeen dhalinyarada geeriyooday, iyadoo ehelada dadka geeriyooday ay ka muuqatay murugo xooggan.

Dadkaan ayaa sheegay in ay ka naxeen geerida islamarkaana waxay sheegay in looga baahanyahay dowladda Soomaaliya in ay wax ka qabto dhalinyarada tahriibaysa.

in kabadan 450 qof oo tahriibayaal Soomaali ah ayaa la sheegaya in ay ku dhinteen Badda Mediterraneanka.

Dadkaasi oo saarnaa doomo ayaa waxaana lagu soo waramayaa in tahriibayaashaasi ay la dagtay doomihii ay saarnaayeen.

badan dhalinyada dhimatay ayaa  kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee dalka.