Deg Deg: Madaafiic goor dhow laga maqlay Muqdisho

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa maqribnimadan waxaa laga maqlay magaalada Muqdisho.

Waxaana ilaa iyo hada aan la ogeyn halka laga soo tuuray iyo meehs ay ku dhaceen.

Wali lama oga khasaaraha ay geysteen hoobiyeyaasha.

wixii ku soo kordha la soco.