Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmada Howlwadaag ku soo qabtay nin walxaha qarxa ku sameynaayey degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir.
Ninka la soo qabtay ayaa watay gaari iyo sidoo kale 7 Laptop oo qaraxyo lagu sameeynayey sida uu warbaahinta u sheegay taliska ciidanka gobolka Banaadir.
Taliska Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir ayaa xalay Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay 7 Cobiyuutar, Moobaylo kuwa Gacanta ah iyo Gaari nooca raaxada.



