Banaanbax Ballaaran oo ka dhacaya Muqdisho

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku dhawaaqay Banaan weyn oo looga soo horjeedo Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Banaanbaxaasi ayaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Madax ka tirsan dowladda.

Waxaa uu dhacaya Banaabaxa galabta sida uu shaaciyay Gudoomiye Taabid.

Banaanbaxayeyaasha ayaa socod ku mari doona wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Kala Soco Risaala.net