DAAWO SAWIRRADDA: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray isgoyska Zoobe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday Halkii uu shalay ka dhacay Qaraxii xoogganaa ee ay ku dhinteen dadka Shacabka ah.