Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka bilaabatay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland
Kursgii Labaad ee Beelaha gobolada Waqooyi waxaa ku guuleystay Wasiirka Hore ee arimaha dibada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo helay codad gaaraya 48 cod.
Doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland ayaa lagu waddaa in ay sii socota maalmaha Soo socda tan iyo inta laga dhameystirayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland.


