Daawo Sawirada Geed talaal soo dhacay oo khasaare geystay

Wararka naga Soo gaaraya degmada waaberi ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in geed talaal wadada dhinaceeda ku yiil oo soo dhacay uu dhaawac gaarsiiyey hooyo iyo caruurteed saarnaa Moota-Bajaaj.

wararka ayaa sheegaya in geedka uu ku soo dhacay  2-gaari iyo Moota-Bajaaj oo wadada maraayey Xilligaas ,islamarkaana uu dhaawac fudud soo gaaray hooyo iyo caruurteed.

2
15-may 8 7 IMG_20160516_121303 IMG_20160516_121239
5 4 3

IMG_20160516_121232 IMG_20160516_121235 IMG_20160516_121239 IMG_20160516_121255 IMG_20160516_121258 IMG_20160516_121303 IMG_20160516_121307