Hoolka ay ka socotay doorashadda Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhow lagu dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo maanta ay doorteen xildhibaanada baarlamanka maamulka Puntland.
Dani waxuu soo noqday Xildhibaan Baarlamaanka Fadaraalka ah oo laga doorto degaanada Puntland,sidoo kale waxuu soo noqday Wasiir iyo ra’isalwasaare xigeen heer Fadaraal ah.



