Hoolka ay ka socotay doorashadda Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhow lagu dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo maanta ay doorteen xildhibaanada baarlamanka maamulka Puntland.
TOOS DOORASHADA MADAXWEYNAHA PUNTLAND 08 01 2019
Posted by Universal Somali TV on Monday, January 7, 2019



