SAWIRRO: Diyaargarowga Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Diyaar garow ku aadan caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug ayaa laga dareemaaya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.

Magaalada Cadaado ayaa waxaa kusii qulqulaya Ergooyin lagu casuumay in ay ka qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug.

Hoos ka daawo Sawirrada xarunta lagu qabanaayo caleema Saarka.

FB_IMG_1496007567796 FB_IMG_1496007571555 FB_IMG_1496007616260 FB_IMG_1496012018505

Sawirrada waxaa iska leh Ceelhuur.com