Waxaa maanta la ciyaari doonaa kullamo ka tirsan horyaalka Premier League-ga, kuwaasoo ka ka tirsan kullamada maalmaha ciidda Christmas-ka.
Liverpool iyo Arsenal kullanka caawa dhex mari doona ayaa ah midka ugu xiisaha badan, waxaana indhaha caalamka ay yihiin kuwo ku sii jeeda garoonka Anfield.
Michael Owen ayaa waxa uu saadaal ka bixiyay kullamada 20-aad ee xilli ciyaareedka Premier League-ga.
Haddaba Owen ayaa sidan ku saadaaliyay:-
Brighton 1-1 Everton
Fulham 2-1 Huddersfield
Leicester City 2-0 Cardiff City
Tottenham 1-0 Wolves
Watford 2-1 Newcastle
Liverpool 3-1 Arsenal
Crystal Palace 0-2 Chelsea
Burnley 1-1 West Ham
Southampton 1-3 Manchester City
Manchester United 3-1 Bournemouth



