Man Utd oo ku dhawaaqday ceyrinta Louis van Gaal

Louis van Gaal ayaa laga ceyriyay shaqada tababaraha kooxda Manchester United sababo la xiriirta tayada liidata ee kubada cagta uu ka sameeuau xilli ciyaareedkan.

Macalinka Holland ayaa sheegay in uu “aad u niyad jabay” ma anan sii wadan qorshaha aan ugu talo galay seddex deyda sanno ayuu yiri.

style Van Gaal uu ku ciyaaray – xilli ciyaareedkan ayaa aad u liitay isagii kaliya 49 gool ay dhalisay kooxdiisa waxaana ay aheyd heerkii abid ugu hooseeysay horyaalka Premier League ka sameeyaan waana sababtii ugu weyneyd ceyrisntiisa.

Tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho ayaa la filayaa in loo magacaabo macalinka soosocda ee kooxda todobaadkan.

BBC Sport sayaa baahisay sabtidii in United oo guul ka gaartay FA Cup Crystal Palacekooxda ka ceyrin doonaan Van Gaal, tasoo ugvu dambeyn rumowday.

“Waxaan aaminsanahay in aasaaska meel fiican nooo maray guul weyn ayaan gaarnay waqtigaan,” ayuu yiri macalinka reer Holland,ee 64 jirka.