Kismaayo-RisaalaFM- Wajiga Shanaad ee Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka bilowday Magaalada Kismaayo ayaa la soo gaba gabeeyay, iyadoo ay ku guuleysteen illaa 6 xildhibaan.
Ergooyinka ku sugan Kismaayo ayaa soo dooranaya shaqsiyaadka ay u arkaan in ay u qalmaan ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub ee soo socda.
Doorashooyinkan oo saakay bilowday waxaa maanta ku soo baxay 6 xildhibaan kuwaas oo kala ah.
1. Cabdi Cali Xasan
2. Cabdicasiis C/laahi Maxamed
3. Liibaan Cabdi Cismaan,
4. Cabaas C/llaahi Sheeq Siraaje
5. Maxamed Diiriye Khaliif
6. Cali Maxamed Muuse.


