Madaxweyne Shariif iyo xisbigiisa oo ka digay muddo kororsi

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay mudda kororsi ay samaystaan hay’adaha dowladda Fedaraalka iyo dowlad gobaleedyada.