Madaxweyne Dani oo shir ka furay Garowe

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay
Shirka Dejinta Qorshaha Hirgelinta Siyaasadda Horumarinta Dhallinyarada Puntland.

Furitaanka Shirka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Madaxa hay’adda UNFPA ee Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Golaha Wakiillada, dhallinyaro iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha Puntland oo shirka Furay ayaa balanqaaday inuu ahmid gaar siindoonto dhallinyarada Puntland.

“Waa shir muhiim u ah Puntland ,waxaa la isku waafaqsan yahay tirada badan ee dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Puntland 70% wax ka badan inay dhalinyaro yihiin, marka dowladda Puntland waxaa ka shaqaynaysa 70% waa dhalinyaro, dowladdu iyagay ka shaqaynaysaa horumarkooda iyo Mustaqbalkooda.

“Waxaad ogtihiin waxyaaba ugu waa wayn ee Puntland ku faanayso oo amniga ah cidda hayso waa dhalinyaro. Ciidamadeena waa dhallinyaro, shaqaaleheeda waa dhalinyaro, xarumaha wax soo saarka ka shaqeeya waa dhalinyaro, kuwa Kalluunka iyo Khayraadka ka shaqayn waa dhalinyaro, dadkoo dhan ayaa dhalinyaro ah.marka waxaa soo dhan in loo sameeyo siyaasad kabaysa waa muhiim”. ayuu ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay muhiim tahay in dhalinyarada ay badalaan arrimo badan oo caqabad ku ah horumarkooda, sidoo kalena waxa uu bogaadiyey kaalinta ay kaga jiraan horumarka dalka ka socda.

“Maalin walba waxaa dalka la keena dad shaqaale ah oo la rabo inay ka shaqeeyaan, dhallinyaradeenuna waa shaqo la’dahay, waxyaabaha aan is qaban karin ayay ka mid tahay, waxay u baahan tahay siyaasad cad in laga yeesho, waxa dhalinyaradu baranayaan iyo caqabadaha haysta”. Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Latest Updated CompTIA CAS-002 Actual Test Online Store

CompTIA Advanced Security Practitioner (CASP) Moreover, there is no CompTIA CAS-002 Actual Test sneaking in the knives and axes that have been cut. Li Canran is older than the http://www.passexamcert.com CASP CAS-002 old five. I heard that they opened a kiln after the year. At this time, Li Lao stick only saw that this person was Liu Haizhu. Not afraid of 10,000, CAS-002 Actual Test I CompTIA CAS-002 Actual Test am afraid of it said Wei.

Then he asked me with CAS-002 Actual Test some anxiety You didn t hate us Why hate you We CAS-002 Actual Test are blocking you in the house. CompTIA Advanced Security Practitioner (CASP) She looked up CompTIA CAS-002 Actual Test at me and her face was red with the cold wind. I knew they had CompTIA CAS-002 Actual Test been here for CASP CAS-002 a long time. I am CompTIA CAS-002 Actual Test very angry. I often CompTIA CAS-002 Actual Test find opportunities to quarrel with the girl.

http://www.testkingdump.com The reason why he took care of Feng Wei was because his parents CompTIA CAS-002 Actual Test said to Dongbatian before closing the cowshed From today, you It is the pillar of the family, take CompTIA CAS-002 Actual Test care of CompTIA CAS-002 Actual Test CASP CAS-002 yourself, and take care of your younger brother. However, Lin San saw the old Wei head sitting at the door of the old Zheng family, still a glimpse. Huang Zhonghua, he can t have any trouble in it. Does he dare not respect you The old Wei head said seven words in a word Dare to respect me, I am harmed Another lightning flash, Shined on the face CompTIA Advanced Security Practitioner (CASP) of the old Wei head. But since the death of his CompTIA CAS-002 Actual Test brother, most of the brothers have gone with the murderer to get the money, and the rest of them have been made into birds and beasts. You go to the toilet CAS-002 Actual Test at home Police, police He peeks at me to the toilet The woman quarreled, it was unreasonable.