Faroole oo sheegay in maamulka Puntland aysan diyaar u ahayn habka 4.5-ka

C/raxmaan Faroole Madaxweynihii hore ee M/puntland ayaa waxaa uu ka hadlay kulamo Maalmihii udambeeyay ay laqaadanayeen safiiro ka socday beesha caalamka .

kulankaas oo ujeedkiisu ahaa in M/puntland laga dhaadhiciyo sidii ay u ogolaan lahaayeen doorashada Dalka taas oo ku Saleysan 4.5-ka.

Faroole ayaa dhanka kale sheegay in xagooda in xagooda uusan soo jirin xal waxaana uu tilmaamay xalka saxda in ay Dowladda Soomaaliya u raadiyaan.

sikastaba ha ahaatee hadalka c/raxmaan faroole ayaa waxaa uu kusoo adaya xilli maalmihii udambeyay ay wakiilo ka socday ay ku sugnaayeen puntland kuwaas oo kala hadlayey puntland in ay ogolaato doorashada habka 4.5-ka