Shabakadda Network ayaa maanta muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan xoriyadada hadalka waxaaana goob joog ka ahaa qubaro saxaafada , qeybaha kala duwan ee bulshada gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha dibada ee baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan ururuda saxaafada.
qubarada saxaafada iyo dadka ka qeyb galayay kulanka ayaa halkaasi kuso bandhigay aragtidooda iyo fikirka la xariira xoriyada hadalka iyo qodobo kale oo dood ciilmiyeedka ka qeyb ahaa.
Xildhgibaan maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye kuxigenka gudiga arimaga dibada ee baarlamaanka Somaaliya oo isna kahadlay kulanka maanta ayaa sheegay in xiligan ay hor maro ay sameysay warbahinta Soomaaliya sidaa uu Sheegay.
gudoomiye kuxigeenka shabakada Network thate oo ay ku midooben ilaaa iyo 31 war baahineed oo ku yaala gudaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Waahaab oo so xiray kulanka ayaa sheegay in shabakada ay sii wadi doonto kulamada kale ee dood cilmiyeedka ku saabsan.


