DHAGEYSO: Shirkii Puntland iyo Beesha caalamka oo natiijo la’an ku dhamaaday

C/wali Max’ed Cali Gaas madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxaa uu ka hadlay sagootintii maanta ay usameyen wakiiladii ka socday beesha caalamka.

Gaas ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay in shacabka reer puntland ay lakulmeen beesha caalamka

Iyadoo dhanka kalna uu sheegay isku soo laabadka dambe in ay guul kuso dhaman doonto arintan.