Magaalada Dhuusamareeb, waxaa goor dhow ka bilaabatay doorashadda kursi ka mid ah kuraasta ka banaan xildhibaanada Golaha Shacabka.
Guddoomiyihii hore ee degmada deyniile Xiireey Muxudiin Cumar oo doorashada kursiga xildhibaannimo kula tartami lahaa Jeneraal C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa hada tanaasulay.
Guddiga doorashadda waxa ay sheegeen in Codeyntu ay socoto, islamarkaana Musharax kaliya uu goobta jooggo.


