Dagaalada Puntalnd ayaa sii xoogeystay waxaana ay ka dhaceen oo ka tirsan gobolada Nugaal iyo Mudug.
Wariyaheena Puntland inooga soo warama gaar ahaan magaalada Gaalkacyo Hanad Maxamed Muuse ayaan wax ka weydiinay daagaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanada hoostaga maamulka Puntland.


