DHAGEYSO WAREYSI: M/weyne ku xigeenka Galmudug oo eedeeyay Puntland iyo Jubbaland

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa wuxuu eedeeyay Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Maxamed Xaashi (Carabey) ayaa Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ku eedeeyay in labadan maamul ay ka shaqeynayaan sidii khilaafka ka dhextaagan Madaxda Galmudug dusha uga saari lahaayeen Dowladda Federaalka.