DHAGEYSO: Puntland( Alshabaab waan ka saarnay Togga Suuj)

Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soo Cadde ayaa waxa uu ka warbixiyay maxaabiis ay qabteen, waxaana uu sheegay in ay gacanta ku hayaan ciidanka Puntland.

Waxaana uu dhanka kale uu sheegay dagaalkii ka socday Togga Suuj in la soo afjaray, isagoo intaa ku daray in rag ka tirsan Al-shabaab ay dileen kuwa kalana ay nolosha ku qabteen.

Wariyaheena gobolka Mudug Hanad Maxamed Muuse ayaa waxa uu qadka telefoonka ku wareystay wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soo Cadde.