DHAGEYSO: Warbixin Hoteelada muqdisho oo ay ka dhaqangashay canshuur ay ku soo rogtay W/ Maaliyadda

Qaar ka mid ah Hoteellada ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhaqan galay Canshuur ay kusoo rogtay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya.

Hadaba Dhageyso Warbixin kusoo saabsan arrintaasi oo uu noo diyaariyay Wariye Axmed Cabdi Cali