DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka deegaanka Raqayle

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helay deegaanka Raqayle ee gobolka shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in labo beelo walaal ay wali halkaas ku dagaalamayaan.

Dagaalka ayaa geystay Khasaaro kala duwan waxaana la sheegaya in ay jirto dhimasho iyo dhaawac soo kala gaartay  labada dhinaca.

Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa wadda qorsho lagu joojinaayo colaada ka taagan Raqayle .

Habeen hore ayaa halkaas waxaa lagu dilay in beeraley ah waxaana la sheegaya in uu dagaalku ka dhashay arintaas.