Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegeen in Xukuumada Soomaaliya,odayaasha dhaqanka,iyo xilidhibaanada kasoo jeeda Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe in ay kusoo xaliyaan khilaafka u dhaxeeya muddo dhan 45 cisho gudahood ayna maamulka kusoo dhisaan waqtigaas.
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in loo baahanyahay in sida ugu dhaqsiyaha badan in loo xareeyo ergooyinka ka qeyb galaaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Dhawaan ayaa qaar ka mid mudanyaasha baarlmaanka Soomaaliya waxay gudbiyeen mooshin ka dhan ah dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Xilidhibaan Maxamed Amiin oo ka mid ah mudanayaasha baarlmaanka ayaa hishiiska la gaaray Risaala uga waramay



