madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arimaha gudaha, qaar kamid ah waxgaradka gobolka Hiiraan iyo odoyaal dhaqameyd ayaa waxa ay kulamo ku qaateen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Wariyaheen Yuusuf Cabdi Aadan oo Beledweye ku sugan ayaan arimhaasi wax ka weydiinay.


