Wasiirka Wasaarada amniga ee xukuumada Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay magacaabista guddiga ka shaqeynaya tayeynta Ciidanka booliiska dowladda Soomaaliya ee heer federal.
Muhiimada loo dhisaayo guddigaas ayaa ah in kasoo tala bixiyaan tayeynta ciidanka boliiska Soomaaliyeed iyo qaabka ugu fudud ee loo dhisi karo.
Wasiirka wasaaradda aminga dowladda Soomaaliya Cabdirsaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in muhiimadu ay tahay in la dhiso ciidan booliis oo heer faderal kusoo wax badan ka badalikara xaalada Soomaaliya.


