DHAGEYSO: Dowladda Soomaaliya ”Imtixaan mideysan ayaan qaadeynaa”

Dowladda Soomaaliya ayaa sanadkan markale waxa ay qaadeysaa imtixaanaadka dugsiyada sare ee dalka.

Waxaana dowladda ay sheegtay in uu wax badan ka duwanaanayo midkii hore oo sanadkan waxbadan la isku fahmay.

Hadaba si aan wax badan kaga ogaano arimahaasi waxaan qadka telefoonka kula xiriirnay Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Maxamed C/qaadir, waxaana aan wax ka weydiinay sida ay ugu diyaar garoobeen imtixaanaadka mideysan ay wasaaraddu qaadeyso.