Dalladaha SOSCENSA & PUNSA oo baaq u diray Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka

Dalladaha SOSCENSA & PUNSA ayaa soo saaray baaq  ku aadan dib u eegidda dastuurka,waxaana ay ku baaqeen in Khilaafka Guddiga Dastuurka iyo Wasaaradda la dhameeyo si loo dhameystiro dastuurka qabyadda ah.

Lifaaqa hoose ka aqri Warsaxaafadeedka oo dhammeystiran

warsaxafaded warsaxafadeed