Daawo Waxqabadka Dowladda ee todobaadkii la soo dhaafay

Golaha Wasiirada oo ansixiyey Guddiga Saxaafada Soomaaliya,

Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka oo la magacaabay,

Cisbitaalka Baardheere oo la dhagax dhigay si loo dayactiro, Dowladda Federaalka oo dib-u-howlgelisay Sheybaarka Xannaanada Xoolaha,

Wadada Wadnaha ee Muqdisho oo la dayactirayo, Wasiirka Caafimaadka ayaa Baydhabo ku dhagaxdhigtay Cisbitaal cusub,

Ciidanka Booliiska oo gacanta ku dhigay diyaarad WFP u siday raashin dhacay,

Ciidanka oo la wareegay Saldhiga Yasooman oo Al-Shabaab xarun u aheyd iyo Xarunta Dhaqancelinta Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo laga hiregeliyey Kismaayo

1
7 6 5 4 3 2