DAAWO:- Wararkii ugu dambeeyay dagaal markale ka dhacay Laas-Caanood

Waxaa Maalintii 16aad dagaal uu ka socdaa duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka, iyada oo dagaalka uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Ciidamada Somaliland ayaa waxaa la sheegay inay madaafiic ku garaacayaan Magaalada Laas-Caanood, kuwaas oo ku dhacay Guryo iyo Goobo Ganacsi oo dadkii lahaa ay ka barakaceen.

Halkan ka Daawada Warkan oo dhameytiran