Daawo Sawirada: Dadkii lagu gubay magaalada Marka

Maanta ayaa waxaa goobaha caafimaad la soo gaarsiiyay ubadkii iyo Ayeeyadood maalin ka hor ay kooxo hubeysan ku xaquuqeen magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Sidda ka muuqata Sawirada la helay Caruurtan ayaa aad u gubtay, waxaana aan la garan karin wajiyadooda iyo waxa ay kala yihiin toona, taas oo aad ula yaabeen Shacabka Soomaaliyeed.

Xiisadd ka dhalatay arrintan ayaa ka aloosan gobolka Shabeelaha Hoose.

1 2- 3 4 5 7 8 9 10 11