Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa Risaala u sheegay in ciidanka ay si buuxda gacanta ku hayaan hadda.
Degmada Ceelbaraf ayaa Al-Shabaab u ahaa marrin muhim u ah oo ay isaga kala gooshaan gobolada Hiiraan,Shabeellaha Dhaxe iyo Shabeellaha Hoose.



