Sabri, ayaa guddiga gurmada suuqa Waaheen ee magaaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota guddoonsiiyay jeeg ay ku qorneyd lacagtan, waxaana gudigani ay uga mahadceliyay taageeradiisa.
Soomaalida Minenapilis ayaa dhinca kale maalihii lasoo dhaafay waday olole ay ugu qeyb qaadanayan gurmadka Waaheen, iyaga oo ku rajo weyn in taageero muuqata ay ku yeeshaan gurmadka dib u dhiska suuqan.



