SAWIRO: Ciidamo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq

Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo ah deegaan doorashada labaad ee Jubbaland waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo wasiirka amniga Mudane Yusuf Xuseen Cismaan dhuumaal.

Sidoo kale waxaa Wasaarada amniga ay halkaas gaysay Ciidamada Jubaland qeybahooda kala duwan si ay qeyb uga qaatan sugida amniga Magaalada iyo goobta ay ka dhacayso doorashada.

May be an image of 4 people, military uniform and outdoors

May be an image of 6 people, military uniform and outdoors

May be an image of 6 people, military uniform and outdoors

May be an image of 8 people, people standing, military uniform and outdoors

May be an image of 7 people and outdoors