Kooxda Tottenham oo dooneysa Ciyaaryahan Caan ah

Kooxda Kubadda Cagta ee Tottenham oo ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa dooneysa inay kula soo saxiixato Jesse Lingard heshiis 30 milyan ginni ah.
Jose Mourinho ayaa si aad ah u doonaya in uu la midoobo Lingard wuxuuna aaminsan yahay in uu soo noolayn karo xirfadiisa ciyaareed.
Tababare Jose Mourinho ayaa dadaal ugu jira sidii uu ku horumarin lahaa Kooxdiisa tan iyo markii uu kasoo tegay Kooxda Real Madrid.